Sharaf Din Busiri

شرف الدين محمد بن سعيد بن حماد الجنوني الصنهاجي (608 696 ه)

1 Qoraal

Sidoo kale loo yaqaan  

Sharaf Din Busiri waxa uu ahaa gabyaa caan ah oo u dhashay Qabiilka Sanhaja. Waxa uu caan ku yahay gabyaagiisa diiniga ah, gaar ahaan qasaa'idka uu ku amaanayo Nebi Muxammad (NNKH). Gabaygiisa ugu caa...