Axmed bin Hanbal
أحمد بن حنبل
Ahmad ibn Hanbal wuxuu ahaa caalim weyn oo ku takhasusay cilmu hadiiska iyo fiqiga Islamka. Wuxuu aasaasay mad-habka Hanbali, oo ah mid ka mid ah afarta mad-hab ee ugu waawayn fiqiga Sunniga. Ibn Hanbal wuxuu caan ku ahaa adkaysigiisa diineed intii lagu jiray fitnadii abuurka Qur'aanka. Waxa uu soo ururiyay uuna diiwaan geliyay kumanaan xadiis oo nabiga (NNKH) ku saabsan, kuwaas oo ku jira majmuucdiisa caanka ah ee la yiraahdo 'Musnad Ahmad ibn Hanbal.'
Ahmad ibn Hanbal wuxuu ahaa caalim weyn oo ku takhasusay cilmu hadiiska iyo fiqiga Islamka. Wuxuu aasaasay mad-habka Hanbali, oo ah mid ka mid ah afarta mad-hab ee ugu waawayn fiqiga Sunniga. Ibn Hanb...