Camr Ibn Kulthum
عمرو بن كلثوم
Camr Ibn Kulthum wuxuu ahaa mid ka mid ah gabayaa kuwooda ugu caansanaa carabta jahiliyadda. Waxa uu ka soo jeedaa qabiilka Taghlib. Gabayadii uu tiriyay waxay muujinayaan aragtidiisa geesinimo iyo xirfadiisa suugaaneed. Gabayadiisa waxaa ka mid ah kuwa uu ku cabirayo geesinimada iyo qaddarinta qabiilkiisa, waxaa si weyn loogu xusuustaa suugaantiisa mid kamid ah 'Mu'allaqat'-ka toddobada ahaa, gabayadaani waxay kaalin weyn ka qaateen suugaanta carbeed.
Camr Ibn Kulthum wuxuu ahaa mid ka mid ah gabayaa kuwooda ugu caansanaa carabta jahiliyadda. Waxa uu ka soo jeedaa qabiilka Taghlib. Gabayadii uu tiriyay waxay muujinayaan aragtidiisa geesinimo iyo xi...