Abuu Bakar Baytar
أبو بكر بن البدر الناصري
Abu Bakr Baytar waxa uu ahaa culumooyinka ugu horeeyay ee muslimiinta kuwaas oo ku takhasusay culuumta daawada iyo dhirta. Waxuu aad ugu xeel dheeraa aqoonta dhirta daawooyinka leh waxaana la sheegaa in uu qoray buugaag badan oo ku saabsan faa'iidada dhirta iyo sida loo isticmaalo daaweynta cudurada kala duwan. Buugaagtii uu qoray waxa ka mid ahaa kuwo tilmaamaya sida loo diyaariyo daawooyinka dabiiciga ah ee kala duwan.
Abu Bakr Baytar waxa uu ahaa culumooyinka ugu horeeyay ee muslimiinta kuwaas oo ku takhasusay culuumta daawada iyo dhirta. Waxuu aad ugu xeel dheeraa aqoonta dhirta daawooyinka leh waxaana la sheegaa ...