Muqbil Wadici

مقبل بن هادي بن مقبل بن قائدة الهمداني الوادعي (المتوفى: 1422هـ)

Noolaa:  

1 Qoraal

Sidoo kale loo yaqaan  

Muqbil Wadici waxa uu ahaa culimada diinta Islaamka ee reer Yemen. Waxa uu qoray buugaag badan oo diini ah kuwaasoo si wayn loogu akhristo dunida Muslimka. Waxyaabaha uu qoray waxaa ka mid ah fasiraad...