Manawi

أبو الهمم نور الدين علي المناوي

1 Qoraal

Sidoo kale loo yaqaan  

Manawi wuxuu ahaa culimada Islaamka, kuna xeeldheer Fiqhiga, Tafsiirka, iyo Xadiithka. Waxa uu qoray dhawr buug oo caan baxay oo ay ka mid yihiin 'Fayḍ al-Qadīr' oo sharaxaya Xadiithyada Nabiga (NNKH)...