Cabdi Fataax Abu Ghudda

عبد الفتاح أبو غدة الحلبي الحنفي

1 Qoraal

Sidoo kale loo yaqaan  

Cabd Fattah Abu Ghudda waxa uu ahaa culumaa'udiinkii Islaamka ee ku takhasusay cilmiga xadiithka iyo fiqiga. Waxa uu ku dhashay magaalada Xalab ee dalka Suuriya. Waxa uu aad ugu xeel dheeraa fiqhiga H...