Abu al-Hasan Ali al-Nuri al-Safaqsi
أبو الحسن علي النوري الصفاقسي
Abu al-Hasan Ali ibn Muhammad al-Nuri al-Safaqsi wuxuu ahaa caalim iyo xafid ul qura'aan ah oo kasoo jeeda Magaalad Sfax ee dalka Tuniisiya. Wuxuu si gaar ah caan ugu ahaa tafsiirka qur'aanka iyo cilmibaarista diinta islaamka. Al-Safaqsi wuxuu ahaa nin ku xeel dheer aqoonta diinta oo qaatay fahamka cilmiga diinta heer sare. Xaadirnimadiisa daraaseynta iyo jacaylkiisi in uu faafiyo aqoonta ayaa wuxuu ku reebay raad muuqda bulshada uu ku noolaa. Dad badan oo aqoonta dooneyso ayaa ka faa'iideeystay...
Abu al-Hasan Ali ibn Muhammad al-Nuri al-Safaqsi wuxuu ahaa caalim iyo xafid ul qura'aan ah oo kasoo jeeda Magaalad Sfax ee dalka Tuniisiya. Wuxuu si gaar ah caan ugu ahaa tafsiirka qur'aanka iyo cilm...