Abdullah ibn Masud

عبد الله بن مسعود السني

1 Qoraal

Sidoo kale loo yaqaan  

Cabdullahi ibn Mascuud wuxuu ahaa saaxiibkii Nebi Maxamed (NNKH) oo ka mid ahaa asxaabtii ugu dhowdhowayd. Wuxuu caan ku ahaa aqoonta quraanka iyo fiqiga, taasoo sababtay in inta badan loo doonto talo...